BBC News, Somali - War

Top story - Somali

Maqal iyo Muuqaal

Sawirrada toddobaadka

Sawirro cajiib ah oo laga soo qaaday meero aan dhulka ahayn oo la baahiyay

Dayax gacmeedka Zhurong ee Shiinaha ayaa soo diray sawirro uu ka soo qaaday Mars oo uu ku jiro mid "selfie" ah oo qudhiisu iska qaaday.

  • Wax ka ogaw 10-ka tababare ee ugu taajirsan dunida

    Tababarayaasha ciyaaraha kubadda cagta ayaa ah kuwa go'aanka weyn ku leh mustaqbalka kooxaha, ciyaaryahanada ayaa ah kuwa caan ah marka loo barbardhigo tababarayaasha.

  • Tobanka ciyaartooy ee ugu wanaagsan xilli ciyaareedkan guud ahaan dunida

    Ilaa shan naadi oo ka dhisan Yurub ayaa lagu tiriyaa in ay heystaan qaar ka mid ah weeraryahanada ugu wanaagsan dunida.

  • Waa sidee xaaladda caafimaad ee ciyaarhanka Christian Eriksen?

    Ciyaaryahanka khadka dhexe uga ciyaara dalka Denmark Christian Eriksen ayaa imika soo y is "miirsada" ka dib markii uu taagnida ka dhacay xilli ay socotay ciyaar koobka Yurub oo u dhaxeysay dalalka Finland iyo Denmark, waxaa sidaasi sheegay xiriirka ciyaaraha ee dalka Denmark.

  • Mo Farah ma ka hadhay tartanka Olombigga ee Tokyo 2021?

    Rajadii Mo Farah oo laba goor oo hore ku guulaystay horyaalka orodka Olombigga ee 10,000 mitir uu UK ugu safan lahaa tartanka Olombigga, ayaad mooda Rajadii Mo Farah oo laba goor oo hore ku guulaystay horyaalka orodka Olombigga ee 10,000 mitir ee uu haatanna ugu safan lahaa UK tartanka Olombigga, ayaad mooda in ay hoos u dhacday maadaama oo uu ku soo bixi waayey is reebreebka tartanka 10,000 mitir ee Yurub.

Caafimaadka

Seyniska iyo Tiknolojiyadda

Barnaamijyada Idaacadda

  • Listen Next, Idaacadda Duhurnimo, 13:59, 24 Juunyo 2021, Muddada 30,30

    Waa Idaacad aad kaga bogan karto wararka duhurnimo iyo welibo cayaaraha.

  • Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 24 Juunyo 2021, Muddada 29,00

    Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.

  • Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 23 Juunyo 2021, Muddada 1,00,00

    Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.

  • Dhageyso, Idaacadda Duhurnimo, 13:59, 23 Juunyo 2021, Muddada 30,30

    Waa Idaacad aad kaga bogan karto wararka duhurnimo iyo welibo cayaaraha.

  • Xul

    Akadeemiyadda BBC-da

    Barnaamijka BBC Somali TV

    Daawo telefishinka BBC Somali

    La soco wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.